Bulshada Magaalada Baydhabo Oo ka hadlay Roobabkii ka Da’ay Magaalada

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saacadihii la soo dhaafay waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka da’ay Roobka gu,ga, kaas oo Biyo fara badan dhigay Waddooyinka Magaalada.Curashada Roobka Gu’ga ee ka bilaabmay Baydhabo ayaa ku soo beegmay xilli biyo yaraan Daran ay ka jirtay magaalada ayadoo lagu jiro Bisha Ramadaan.

Qaar ka mid ah Bulshada Baydhabo ayaa waxay ka hadleen Roobabkii Baydhabo ka Da”ay Xalay iyo Maalmihii la soo dhaafay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here