Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Ka Aragti dhiibtay Shaacinta Isku aadka Tartanka Cayaaraha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

0
393

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey isku aadka tartanka kooxaha maamul goboleedyada ka socdaan iyo gobolka banaadir, kuwaasi oo dhawaan tartan adag ku dhaxmari doono garoomada ku yalaan Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Warkan Waxaa Inoo Haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here