Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Ka Aragti dhiibtay Dib Ufurida Duulimaadyada Dalka oo mudo la hakiyay.

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Todobaadkaan Dowlada Soomaaliya ayaa Shaacisay in Todobaadka Soo Socda ay dib U Furi Doonaan Duulimaadyada Dalka Gudihiisa Oo Mudo Sedex Bil Xayirnaa Sababa Cudurka Corona Awgii Waxayna Dowlada Diyaarisay Shuruuc Lamarsiinayo Rakaabka Kala duwan Ku Safraya Diyaaradaha , Hadaba Iyadoo Wali Uu Jiro Cudurka Corona Virus Maxay Kabedeli Kartaa Kororka uu Ku socda Cudurka Mase Laga yaabaa inuu Sii Faafo Maadama Bulshada Safara Dalka Gudihiisa Loo Fasaxaya Sida Lo ogyahay Cudurkana uu Ka jiro inta Badan Gobolada Dalka Waxaan Mikaroofanka Radio Arlaadi La dhax qaadnay qeybaha kala duwan ee bulshada Siday U Arkaan in dib Loo Furayo Todobaadkaan Duulimaadyada Dalka Gudihiisa.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here