Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Codsadeen in Dib loo dhiso goobaha biya mareenada ah

0
450

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Degmada Baydhabo iyo Kan Gobalka Baay ayaa mudooyinkii uga dambeeyay waxay Wadeen Dadaalo ku aadan sidii dib looga soo Celin lahaa bilicda wadooyinka degmada, balse waxaa jira qaar ka Mid ah Wadooyinka Magaalada Xiliyada Roobka Socda kuwaasi oo ay Saameyn Ku yeeshay Isu Socodka dadka iyo Baabuurta maadama ay jirto Dhiiqo Fara Badan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here