Bulshada ku nool Deegaano Hoos yimaada Xudur Oo Ka Faa’ideystey Mashruuca Baxnaano.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegana hoos yimaada Degmada Xudur ayaa waxaa ka socda Mashruuca Baxnaano oo loogu tala galay in Bulshada halkaas joogta wax loogu qabto sida Adeegyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka bani’aadanimo oo Bulshada muhiim u ah islamarkaana ay ku tiirsan yihiin

Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlada KG iyo Madax ka socotey Hey’adda Maardo Oo Mashruuca fulineysa ayaa Kormeer ku tagey Qaar Ka mid ah Tuulooyin Hoos taga Degmada Xuddur si loo ogaado in ay Bulshada ka Faa’iidaysteen Mashruuca Baxnaano

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here