Bulshada Ku Nool Baydhabo Oo Sheegay in ay Faa,ido ku qabaan Suuqyada Xaafadaha ka dhaxsameysan.

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tobanka Xaafadood ee degmada baydhabo waxaa inta badan ka dhaxsameysan ganacsiyo yar yar maadama aan bulshada badankeeda maalin weliba awoodin in ay ka soo adeegtaan suuqa weyn ee degmada baydhabo, dukaamaha yar yar ee xafadahana ayay bulshada u arkaan in ay tahay mid Noolashooda ay ku tiirsan tahay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here