Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Baydhabo Oo Soo dhaweeyay Dib U Dhiska Lagu Wado Wadooyinka Magaalada.

0
371

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka gobolka baay iyo kan degmada Baydhabo oo ka shanayaan wasaaradda arimaha gudaha kg iyo ganacsatada Baydhabo ayaa weli waxaa ay wadaan dhismooyinka iyo dayactirka waddooyinka qaar ee Magaalada Baydhabo, taasi oo qeyb weyn ay ka qaadaneyso bilicda iyo horumarada Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here