Bulshada Kismaayo Oo Loogu baaqey in ay ka Foogaadaan goobaha biyo Mareenada ah

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudiga gurmadka fatahaadaha Jubbaland ayaa waxay kormeer ku tegay deeganada uu saameynta ku yeeshay fatahaada webbiga Jubba iyo daadaka roobka.

Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Wasiirka Wasarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha iyo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo qeyb ka ah guddiga gurmadka fatahaadaha ayaa waxay kormeer ku tageen qaar kamid ah deeganada Waqooyi ee magaalada Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here