Bulshada Kismaayo Oo Loogu baaqay in ay ka taxadaraan goobaha biya mareenada

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalmahan waxaa magaalada Kismaayo ka da`ay roobka Gu’ga taas oo sameen ku yeeelatay bulshada danta yar ee kunool magaalada Kismaayo.

Gudoomiye kuxigeenka degmada Kismaayo ahna Xoghayaha Dowladda hoose Dahir Xussien Cabdi ayaa bulshada ugu baqay in ay taxadar gooni ah sameeyaan inta uu soocada Rooobka Gu’ga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here