Bulshada Kismaayo Oo loo qabtey Kulan lagu wacyigelinayo Axdiga Xuquuqda Naafada.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar iyo Wacyigalin ku saabsan Axdiga Xuquuqda Dadka Naafada Ah kaas oo ay ka qeyb galeen daneeyayaasha kala duwan ee Dowlada ayaa lagu Daah-furay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Daneeyayaasha kala duwan ee Dowlada ee Tababarka ka qeyb-galay ayaa ahaa Masuuliyiin ka socdey Wasaaradaha, Caafimaadka, Waxbarashada, Amniga iyo Arimaha Gudaha.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here