Bulshada Kismaayo Oo La barayo sida loola tacaalo Dadka la xanuunsan Cudurka Dhimirka.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan oo ah kii ugu horeeyey ee loo qabto Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo kaasi oo ah in Bulshada loo tababaro muhiimada Caafimaadka dhimirka maadama ay jiraan dad badan oo ka xanuunsan dhimirka ay la nool yihiin Shacaka intiisa kale si inta Caafimaadka qabta loo baro sida ugu fiican loola tacaalo dadkaasi xanuunsan.

Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisey Hey’adda Iftiin Foudation iyadoo uga tala gashay in Wacyiga Bulshada kor loogu qaado sidii u daryeel wanaagan u siin lahaayeen dadka dhimirka ka xanuunsan islamarkaana aan looga sii darin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here