Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Horumariyan dhaqaalaha Deegaanka

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoonayahanada bartay cilmiga dhaqaalaha ayaa sheegay in dhalinyarada xirfadleeyda ay wadanka ku biirin karto horumar dhaqaale,C/risaaq Cali Cadoow waa qabiir ka faalooda arimaha dhaqaalaha waana bare wax ka dhiga jaamacadaha magaalada jowhar wuxuu ka hadlay qaabka ugu fudud ee dhalinyarrada waxbaratay u sameyn karaan xirfado.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here