Bulshada Iyo Maamulka Degmada Diinsoor Oo Degmadaasi Ka Bilaabay Olole Nadaafadeed ee Bilicda Dib loogu soo Celinayo

0
257

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahaan Nadaafadeed Ee ka bilowdey Suuqa iyo Wadooyinka Magaalada dhax mara kaasi oo ay si wadajir ah ay u qabanayeen Gudoomiyaasha Xaafadaha, Maamulka Degmada Diinsoor, Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose KG Iyo qeybaha kala duwan Bulshada Degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Madey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here