Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ku saabsanaa Arimaha Amniga ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa lagu qabtay Degmada Wallaweyn, kaas oo ay ka qeyb-galeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed iyo Qeybha kala duwan ee Bulshada.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday