Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankani oo ay soo Agaasintey Hay’ada Batroolka Qaranka ayaa waxaa Degmada Hobyo uga qeyb galey Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adaha Maamulka Degmada, Aqoonyahano, Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii ay Bushada Degaanka loo fahamsiiyo Arimaha Shidaal Baarista iyo ka Faaideysiga Kheyraadka Deeganka iyo Qaabka ay Hay’adaha uga Shaqeyn Doonaan
Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir