Bulshada Hargeysa Oo Loogu baaqey in aysan Qabuuraha Qashin ku shubin.

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliland ayaa dadka ku dhaqan Hargeysa u dirtay fariin ku Aadan in ay ilaaliyaan xuquuqda Xabaalaha iyadoo maalmihii danbe wasaaradu ay sheegtey in Xabaalaha lagu daadinaayey Qashinka

Waxaa ay sidoo kale Fariin u dirtay Wasaarada diinta iyo Awqaafta Soomaalilan dadka Guryahaka dhisanaya Xaabaalaha korkooda iyo meelaha u dhow.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here