Bulshada Hargeysa Oo Looga digay isticmaalka qaar ka mid ah Qalabka Dabka lagaga hortago

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qalabaakan u sameysan sida Kubada ayaa inta badan Bulshada Hargeysa iyo guud ahaan kuwa Soomaaliland u isticmaala ka hortaga Dab demiska,sidaa darteed ayaa waxaa la ogaadey in halis badan uu leeyahay shacabkuna loogu baaqey in ay iska joojiyaan isticmaalkiisa qalabadkan

Maamulaha Shirkada Soomaaliland Safety Maxamed Xaaji Oktobar oo soo Bandhigay qaar ka mid ah qalabka Dabka lagaga hortago oo aan loo isticmaali karin Isagoo sharaxay sida qalabkaan dunida loogu Mamnuucay kadib markii la arkay halistiisa islamarkaana ay jiraan shikada been abuur ku sameeya qalabka, Shacabka ugu digey in ay isticmaalaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here