Bulshada Gobolka Sanaag Oo dhistey Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka Iyo Gobolka Sanaag oo kaa shanaya Hay’adda Kheeyri Interntional ayaa sii wadajir ah Bulshada deegaanka Beeralayda Gaacidh kala wareegtay Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka lagu daryeelayo oo Bulshada deegaankasi iskaashi Bulsho ku dhisteen.

Xaruuntan Cusub dadka Deegaanka oo baahi weyn u qabay ayaa u mahadceliyay qof kasto ka qeyb qatay dhismahan xaruntan

Warkung Waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here