Bulshada Gobolka Hawd Oo loogu digey halista Cudurka Shuban Biyoodka.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shir ay isugu yimaadeen Maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Howd oo ay wehliyaan wasaaradda horumarinta caafimaadka iyo xakameynta faafitaanka cudurka shuban biyoodka ayay kaga hadleen sidii loogu hortagi lagaa Cudurka Shuban biyoodka iyadoona Bulshada loo direy Fariimo wacyigelineed maadaama laga helay cudurka shubin biyoodka deegaanada ku dhow dhow

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here