Bulshada Galmudug Oo Lagala tashanayo wax ka bedelka Cutubyo ka tirsan Dastuurka.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka la tashiga dhallinyarada iyo haweenka Galmudug oo ku saabsan diyaarinta wax ka beddelka Cutubyada 5-aad iyo 9-aad ee Dastuurka KMG ah ee Dalka ayaa lagu qabtey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Shirka ayaa waxaa lagu soo Bandhigey Soojeedin kooban oo ku saabsan Cutubyada 5-aad iyo 9-aad ee Dastuurka iyo Su’aalo khuseeya Cutubyada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here