Bulshada Gaalkacyo Oo Loogu baaqey in ay ka qeyb qaatan dhismaha Dugsi Qur’aan

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dugsiga qur’aanka kariimka ee ku yaala magalada gaalkacayo ayaa ah mid uu in mudo ah ay wax ka baranaayeen qeybaha kala duwan ee buslahada ku nool magalada gaalkacayo iyo degaanada hoosyimaada asigoo uu soo saarey culumaa’udiin, Macamaliin iyo ardey fara badan oo xifdisan qqu’aanka kariimka.

Dugsigaan oo ahaa mid dhisan sanooyin fara badana ayaa waxaa qaar ka mid ah bulshada magalada Gaalkacaya Oo is kaashadey waxey ka dhiseen dhismo Casri ah ayidoo ay jiraan qeyb kala oo ay wili dhismahooda socodaan si ay wax uga bartaan caruurta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here