Bulshada Gaalkacyo Oo Loo qabtay kulan lagu xoojinayo Horumarinta Mashaariicda Laga Fuliyo Degmadaasi

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiinta Dowalada Hoose Ee Degmada Gaalkacyo Ayaa bilaabay in ay kulamo la qaataan Bulshada ku dhaqan Xaafadaha Gaalkacyo, ayagoo kala hadlaya sidii shacabka iyo maamulka ay isaga kaashan lahaayeen qaadista lacagaha Cashuurta kala duwan, si Loogu Fuliyo Adeegyada ay bulshada Muhiimka ah,Shacabkuna la xisaabtamaan Maamulkood.

Xoghayaha Dowalada Hoose Degmada Gaalkacyo Abdiqani Maxamud Axmed ayaa ugu horeyn ka hadlay Kulumada loogu hadlaayey Horumarinta Mashaariicda iyo Sidii loo dardargelin lahaa

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here