Bulshada Dhuusmareeb oo looga digay saameynta caafimaad daro ee ka dhalan karta Biyaha waddooyinka fariista

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii roobab xoogan ay ka da,een magaalada dhuusamareeb islamarkaana daadadka biyihu ay fadhiyaan gudaha magaalada ayaa Bulshada weynta ku nool magaalada dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaa looga digay saameynta caafimaad daro ee ka imaan karta fatahaadaha roobabka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here