Bulshada Dhoobley oo bogaadisay kaalinta Macalimiinta ee Degmada.

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxbarida iyo soo saarista jiil cusub oo aqoonyahano ah waxa ay kaalin weyn ka qaadaneysa Horumarka waxana Waxbarashadaasi u dub-dhexaad u ah Macalimiinta,Macalimiintu waa kuwa Gudbinaya ama ku faafiya Waxbarashada Aduunka oo dhan, Tan iyo inta taariikhda la xuso waxaa Jirey Markasta Macalimiin iyo dad Aqoon leh oo dadka kala dagaalama Jahliga isla markaasina wax bara

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here