Bulshada Degmada Xudur Oo loogu baaqey in ay ka qeyb qaataan dhismaha wadooyinka.

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Xudur ayaa waxaa ka socda Olole qaaraan loogu Aruurinayo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada,Ganacsatada Gaadiidleyda taasi oo loogu tala galay Horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha Sida Wadooyinka Caafimaadka iyo Waxbarashada

Qaaraanka ayaa hada intiisa badan laga soo Aruuriyey Laba ka mid ah Xaafadaha Magaalada kuwa kalana hada lagu wado in laga Aruuriyo dhaqaalahaas ayaa lagu dhisi doonaa Wadooyinka Magaalada si kor loogu qaado Bilicda iyo Fursadaha Ganacsiga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here