Bulshada Degmada Xudur Oo looga digey Wadooyinka Qashinka la dhigo.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Xudur ayaa waxaa ka socda dadaalo wax loogu qabanaayo goobaha ay ka jiraan Nadaafad darada si loogu hortago dhibaatada Caafimaad daro ka dhalan karta iyadoo la kaashanayo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada

Agaasimaha Fayadhowrka Degmada Xuddur Yaasiin Maxamed Nuur oo la hadlaayey Warbaahinta ayaa Bulshada uga digey in ay ka digtoonaadaan qashinka lagu daadiyo wadooyinka iyo goobaha aan loogu talagalin taas bedelkeeda ay geeyaan goobaha ay Dowlada Hoose u asteysey

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here