Bulshada Degmada Xudur Oo Loo tababarayo Xalinta khilaafaadka.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Xudur xarunta gobolka Bakool ayaa laga daah- furay tababar ku saabsan habraaca hawl-gelinta nidaamka habka dadban ee xalinta khilaafaadka oo loo qabatay bulshada degmada Xudur.

Tababarkan ayaa ku saabsan wada hadalka aan xanafta lahayn si loo wanaajiyo xiriirka bulshada dhexdeeda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here