Bulshada Degmada Xudur Oo ka faa’ideystey Tababar ku saabsan Xalinta Khilaafaadka.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Baay women association network oo kaashaneysa Hay,adaha Acted iyo Taakulo ayaa Magaalada Xuddur ku soo gabo gabeeyey madasha wadatashiga iyo dhexdhexaadinta kaas oo mudo Sedax maalmood ah socday madashaan oo ay Hogaaminaayeen Gudiga Xallinta khilaafaadka.

Madashaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida maamulka Degmada, Golaha Deegaanka Degmada, Odayaasha dhaqanka, Culimada Dhallanyarada iyo Haweenka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here