Bulshada Degmada Garoowe Oo Laga Wacyigaliyay sida looga hortago dabka xiliga xagaaga.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa lagu jira xiliga xagaaga oo ay dhacayaan dabaylo, kuwaas sababi kara in gudaha magaalada si fudud uga kaco dabka.

Si loogu hortago ayaa waxaa Waaxda dab-damiska degmada Garowe wacyi galin la xiriirta sida looga hortago dabka xiliga xagaaga ka sameeyeen Xaafadaha Garowe iyo kaamamka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here