Bulshada Degmada Baydhabo Oo Loo qaybiyay geedo ay ku beertaan guriyahooda.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo yareeyo dhibaatooyinka ka dhasha is badelka cimilada deegaanada dalkeena soomaaliya gaar ahaan KG Ayaa bartamaha Magaalada Baydhabo dhir Loogu qaybiyay qaar kamid ah bulshada Magaalada Baydhabo ,dhirtaas oo isugu jirta geedka morganka iyo isbaandheeska.

Qaybinta dhirta ayaa waxaa qayb gala Gudoomiyaha Ururka DEDO Gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Baydhabo iyo hoghayaha dhalinyarada KG mudane Abdi Jabril Aadan,Dhirta ayaa ah waxyabaaha aan ka maarmin deegaan walba.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here