Bulshada Deeganka jiingada Degmada Xingalool Oo Doortay Hogaanka Deeganka.

0
85

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Doorashada Gudiga Deeganka jiingada oo ka tirsan Degmada xingalool ayaa loo dhisay Gudiga Deeganka, waxaana Gudomiye loo doortay Abdilaahi maxamud maxamed halka ku xigeen loo doortay Maxamed xuseen Diiriye iyo Xogahayah oo loo magcaabay caasho jama Yusuf.

ugu horeyn ayaa wax goobta ka hadlay Gudoomiyaha Degmada Xingalool Mustafe caydiid isagoona ku dhawaaqay natiijada doorashada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here