Bulshada Deegaanka Waab-weyne Oo dalbadey in la soo gaarsiiyo Adeega Isgaarsiinta dalka.

0
90

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa gaaray deegaanka Waab-weyn waxaana halkaasi ku soo dhoweeyey Masuuliyiinta Deegaanka iyo dadka shacabka ah

madaxweyne kuxigeenka ayaa kormeerey Ceelbiyood laga qodaayey deegaanka iyo Xarumo Waxbarsho iyo Caafimaad oo dadka deegaanka Waab-weyn ay si iskaa ah ay ku dhisteen

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here