Bulshada Deegaanka Otor Oo Codsaday in lagala qeyb qaato Dhismo Iskuul.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Otor oo Degmada Guriceel 30km bari uga beegan ayaa Shacabka ku dhaqan hada waxay wadaan dhismo laba qol oo ay uga tala galeen in wax lagu baro Carruurta kadib markii ay dareemeen baahi Iskuul oo deegaanka ka jirto

Bulshada Deegaanka Otor ee Hoosyimaada Degmada Guriceel ayaa wasaaradda waxbarashada Galmudug ka codsaday ineey u dhammeestirto Iskuulka Otor oo haatan dhismihiisu qabyo yahay maadama ay hada wax ku baranayaan goob daash ah taasina ay caqabad ku tahay.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here