Bulshada Deegaanka Gal-cadaad Oo Codsaday Biyo iyo Waxbarasho.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka Deegaanka Gal-cadaad ee hoostaga degmada Guriceel ayaa Maamulka Degmada uga warbixiyay Baahiyahooda la xariira adeegyada Dowladda waxana ay ka codaseen maamulka degamada Guriceel in ay helaan adeeg Cafimaad, Waxbarasho iyo Biyo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here