Bulshada Deegaanka Dooxa Dheer Ee Degmada Baran Oo Codsadey Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Dooxa Dheer Ee Degmada Badhan ee puntland ayaa waxa ka jira Baahiyaha asaasiga Ee Dadka Deegaankaasi U Baahan yihiin sida Waxbarshada, Cafimaadka,isgaarsiinta iyo adeegyada kale ay u baahan yihin Bulshada Deegaanka.

kulan ay yeeshteen ayey Odiyaasha iyo waxgaradka waxay Dowlad Goboleedka Puntland ka codsadeen in wax laga gabto baahiyaha Adeegyadeed ee ka jira Dooxa Dheere.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here