Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Dal,lo,aad ee Gobolka Sanaag ayaan lahayn Madaraso iyo iskuul midna lahayn taa bedelkeedana dadku wax lagu baro geed Hostiisa waxayna Bulshada awoodi waayeen in ay goob waxbarasho dhistaan Carruurtana hada ay joogaan waqtigii ay waxbaran lahaayeen.
Bulshada deegaanka Dal,lo,aad ee gobolka Sanaag ayaa Wasaarada Waxbarashada Puntland ka codsadeen in xarumo waxbarasho deegaanka looga dhiso si ubadku ay wax ugu bartaan maadama ay hada Caruurtooda yihiin kuwa ka harsan Caruurta kale ee heysta Fursad Waxbarasho.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady