Bulshada Deegaanka Ceel Gardi Degmada Xarfo Oo Ka cabanaya biyo La’aan.

0
209

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada ku nool Deegaanka Ceel Gardi ee Degmada Xarfo ee gobolka mudug oo uu horkacaaya gudoomiayaha degaanka ayaa waxey ka cabaneyaan biyo yaraan ay ka jirta degaanka.

Ceelka riiga ee degaanka ayaa ah mid aad u biyo yeraadey oo aan wax biyo ahba aan laheyn ,degaanka oo ay ku nool yihin boqolaal shacab ah ayaa si yaabo kala duwan ay u saameysey biyo la,anta.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here