Bulshada Deegaanka Awdiinle Oo ka qeyb qaadanaya dib u dhiska Deegaanka ka socda.

0
207

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degaanka Awdiinle ee hoos yimaada magalada Baydhabo xarunta gobolka baay ayaa waxaa uu ka muuqdaa isbedel hormarineed kaasi oo lagu dhisey dhismooyin kala duwan ee soo saara bilicda deegaanka.

Dhismooyinka kala duwan ee ay sameyeen dadka degaanka awdiinle ayaa kala ah dukaamo, maqayado ,xafiiso iyo goob kala duwan ee ay ku shaqeystaan dadka leh ganacasiyada yar yar ,waxaana dhismooyinkaasi ay yihiin kuwa ay dadka degaanka si is xilqaan ah ay ku dhisteen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here