Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Awdiinle oo 28 km dhinaca Waqooyi Galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa waxaa ku yaala ceel biyood qadiimi ah oo waligiis go’in.
Waa Ceelbiyood Ku dhawaad Nus qarni ay Ku tiirsan Yihiin Bulshada oo Biyihiisa loo kala dhaamin jirey Magaalooyinka Gobolka Bay.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday