Bulshada Deegaanka Afdhaar Gobolka Hiiraan Oo ka Cabanaya Biyo La,aan.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan Saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay Taliyaha Ciidan Police-ka Degmad Baladweyne iyo maamulka degmada ayaa gaarey deegaanka Af dhaar oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada Degmada buula burde ee gobolka Hiiran

Ujeeda Socdaalka Gudoomiyaha iyo Masuuliyiinta kale ayaa daarnaa u kuurgalida Xaalada Xaalada nolaleed iyo Amni ee bulshada Afdhaar iyo Xalinta caqabado ka taagnaa deegaanka taasi oo salka ku heysey ceelal laga qodayey deegaanka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here