Bulshada Deegaanadda Waqooyiga Kismaayo oo loo qabtay Kulan looga hadlayay is dhexgalka bulshada

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland ayaa qabatay kulan lagu xoojinayey xiriirka iyo wada shaqaynta hay’addaha Ammaanka iyo bulshada deegaanada Goobweyn, Qaam Qaam, Yoontoy iyo Buulaguduud ee gobolka Jubbada hoose.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here