Bulshada Danyarta Ku nool Jowhar Oo dalbadey in la Caawiyo

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tuulada Xayirka oo 19 KM ujirta magaalada jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa ka jira xaalad bini’aadinimo ah iyadoo dadka ku nool tuuladaan ay yihiin kuwo ku tiirsan wax soo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha ayaa waxaa sameeyay sanadihii la soo dhaafay abaarihii dalka ka dhacay.

Dadka ku nool tuuladaan Xayirka ayaa si lamid ah sanadkaani beerahooda waxaa sameyay webiga shabeelle kaasi oo ku soo fatahay halka kuwa aan gaarin fatahaadka wayeen roobab ku filan.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here