Bulshada danyarta ku nool Deegaanka Luglow Oo Loo qeybiyay Agabka Nadaafadda

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan gar-gaarka ah la gaarsiiyey qoysas kamid ah dadkii kasoo barakacay fatahaada El-Nino,ayaa waxay isugu jirtey agabka nadaafadda oo noocyo kala duwan kuwaas oo u dib u dajinta loogu sameeyay deegaanka Luglow, iyadoo Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubaland ay waday dadaalo dadkaa wax loogu qabanayo tan iyo markii ay fataahadaha ay dheceen

Agabkan la gaarsiiyey dadkan ayaa baahi weyn u qabey maadama ay deegaan aan ahayn kooda ay barakac ku yihiin marka ay dhamaatey qeybinta deeqda agabkan ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Maareyaha Wakaalada Biyaha Jubaland Mohamed Maxamud Nunow isagoo faahfaahiyey waxyaabaha ay Bulshadan Lugulow gaarsiiyeen isagoo dhanka kale ka hadlay dhanka biyaha iyo waxyaabaha ay qaban doonaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here