Bulshada Boosaaso Oo looga digey ka ganacsiga goobaha Baakinada

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Golaha deegaanka ahna duqa degmada Bosaaso Abdifatah Mohamed Osman ( Shanle ) oo ay wehelinaayaan Taliyaha ilaalada Nabadgalyada wadooyinka Puntland Xoghayaha Dowladda Hoose iyo Masuuliyiin kale ayaa Kormeeray wadooyinka Halbowlaha ah ee magaalada Bosaaso.

Sidoo kale Masuuliyiintan ayaa Bulshada ku wargeliyay si loo fududeeyo isu socodka gaadiidka iyo Bulshada in aan la dhigi karin gadiidka meel aan Baakin ahayn, laguna ganacsan karin meelaha loogu talagalay dadku in ay maraan ama gadiidka in la dhigto loogu talagalay sidoo kale waxaa la amraaya dadka wadooyinka ku xiray dhagxaanta iyowaxyaalaha la mid ka ah in ay si degdeg ah uga guraan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here