Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta daah-fruay tababar ku saabsan Doorashooyinka gaar ahaan qof iyo cod Iyo kor u qaadida wacyigalinta dad weynaha ee Degmada Boondheere,waxaanaa goob joog ka ahaa maamulka degmada agaasimiyaal iyo marti sharaf kale.
Tababarka ayaa ahaa mid si guud ah looga qabtey dhalinyarada iyo ururada haweenka ee degmada boondheer ee gobolka banaadir ayigoo si guud ahna loo bari doona hormarinta iyo waceigelinta arimaha doorashooyinka ee bulshada.
Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir