Bulshada Baydhabo Oo soo dhaweeyey Isku aadka Kooxaha Ciyaaraha Heerka 1aad Oo la shaaciyey.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa la soo saarey Isku Aadka Horyaalka Heerka Koowaad ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ( Southwest State Super League ) kaasi oo kamid yahay tartanka ugu xiisaha badan koonfurgalbeed.

Southwest State Super League ayaa waxaa ka qeyb qataa kooxaha heerka koowaad degmada Baydhabo kuwaasi oo ka dhaxeeyo xifaaltan aad u weyn madaama koox kasta ay hamineyso in horyaalkaasi ay qaado.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here