Bulshada Baydhabo Oo ka hadlay Go,aanka Dowladu ay ku Xireyso Tiktok,Telegram iyo 1xbet

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhowaan ayaa Dowlada Soomaliya waxaa ay soo saartey warqada lagu shaaciyey in la wada xiri doono Aaladaha Tiktok, Telegram iyo 1xbet taasi oo saameyn kala duwan ku yeeshey dhalinyarada Soomaiyeed oo isuga jira rag iyo Dumarba.

Marka laga hadlo dhanka shaqayarida ka jirta Gobolada dalka Soomaaliya Dhalinyaro fara badan ayaa waxaa shaqa Abuur kala duwan ka Sameysatey isticmalka Aaldaha Tiktok, Telegram iyo 1xbet taasi oo ay ku kala dibiri jiereen Arimaha qoyskooda

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here