Bulshada Baydhabo Oo Loogu baaqey ka qeyb qaadashada dhismaha Wadooyinka Burbursan.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili dhawaan Magaalada Baydhabo ay ka da’een Roobab Mahiigaan ah oo watey Daadad xoog badan kaas oo saameyey dadka iyo duunyada sidoo kale daadadka ayaa waxay Burburiyeen wadooyin Buundooyin ku yaala Magaalada dhaxdeeda.

Si loo qiimeeyo dhibaatada heerka ay gaarsiisan tahay ayaa waxaa wadooyinka iyo Buundooyinka daadadku Burburiyeen kormeerey xubno ka tirsan Golaha Wasiirada KG Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here