Bulshada Baydhabo Oo Loogu baaqey ka qeyb qaadashada dhismaha Hool dadka lagu Afuriyo

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa maalmo yar nooga harsan bilshada bishii barakeysaneed ee ramadaanka iyadoona hadaba ay jiraan bulsho badan oo isu diyaarinayaan soo dhaweynta iyo aeegyadii bishaasi lis ticmaali lahaa.

Iyadoo taasi ay jirto ayaa waxaa dadka muxsiniinta ah ama ka shaqeeya arimaha samafalka afurinta dadka danta yar ayaa waxay codsanayaan sidii loo caawin lahaa dadkaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here