Bulshada Baydhabo Oo loogu baaqey ka qeyb qaadashada balaarinta Masjidu Nuur.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masjidul Nuur oo ku yaala Xaafada Bardaale Laanta 1aad ayaa ah mid dhisan islamarkaana si wanaagsan loogu tukanaayo balse dhul ku dhegan Masjidka qof Muxsin ah u waqafay si Masjidka loo balaariyo maadama uu ku yaalo meel muhiim ah si Jameecada u sii badato

Qaar kamid ah Culimada Masjidu Nuur Oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxay Bulshada ku nool Baydhabo iyo Caalamka ugu baaqeen in ay ka qeyb qaataan sidii dhulka Masjidka loogu waqafey loogu dari lahaa si masjidka u helo dhul waasac ah meel wax lagu sadaqeystana ay ugu fadli badan yaha Masjidka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here